
https://www.hiiraan.com/news4/2024/Aug/ ... pdateFront

Zack wrote: ↑10 Aug 2024, 09:36Anigu waxan u arka in xassan sheikh wax u isagu leeyahay ama ha u taliyyo inu ka gorgortamayo. Anaga xagayaga muhiimada Waxa weye in anay iitobiya sinaba bad u helin xassan se isaga wuxu ku mashquulsanyahay iitoobiya aqoonsanaysa somaliland iyo dhul badeedkeedka. wa run muhim inu ilaaliyo dhulkisa somalia oo ay somaliland ku jirto laakin bad baan meel kale ka siinaya itoobiya taasa qalad maxad so kordhisay maxay odhan jiren kud u guur qanjo u guur. anagu waxanu rabna itoobiya marnaba bad helin somalia dhulkeeda ilaashato tirahdo dhulkan anaga iska leh waxbana nugu ma lihid bad ganacsi waad heli laakin bad aad degtid oo aad yeelatid wa xaaraan gundigu wadahaddalka wa inay sida noqoto. faisal rooble wa nin aqoonyahan ah waan tageereya.
haday ka fursan weyso oo ay itoobiya bad la siiyo oo ay degto walahi kun jeer waxa ka fiican inu somaliland iska fasaxo sababto ah marka wax leverage ma haystan oo ay bad ay ku doona at leasr not from somalida. somalia wa inay wadahadalka ka hadasho xaga sharciga dhulka anaga leh wax ganacsi wa oke heshis tarrifs walaga hadli kada laakin bad ciidamo la
so dedjiyo iyo bad ay yeeshan waligeed aqbal maha.
dr Zackovich
As an Eritrean who loves Somalia, i fell like turkey today is a secret terrorist-israhell agent and i fell like it's secretly helping galla-bantu ethioipia. My Somali brothers must be very careful, because turkey today is not ottoman empire of yesterday.Somaliman wrote: ↑09 Aug 2024, 21:47A second round of talks was previously scheduled for early next month, but Turkish sources say that Fidan received a positive reception from Ethiopian officials.
https://www.hiiraan.com/news4/2024/Aug/ ... pdateFront
Exactly Anigu waxan la yaabanahay hassan guurguurte umamaba dhaqmayo in sidi madaxweyne dal xor wax laga wadda hadli kara ba majirto nin ku leh qeyb dhulkaaga isi Hadi kale gobol baan ka xaajoonaya. Xabashidu waxay rabaan oo kaliya inay heshiiskooda mou xalaalaystan hassan wa inu ka adkeysto dhulkan somali ba leh hadaad bad rabtan ganacsi tafadal Hadi kale. Hit the road marka wa eegi waxay samaaynayan muhiimadu Waxa weye hi inay somalidu dhulkooda ilaashadan si siman kooxda hargeisa hala hadlo samatabixin oo maxaad doonaysan xabashida xidha waxad rabtan anaga idiin siinaynan haday noqoto more autonomy heshis rasmi ah wax walba si siman lo qeybsado . Turki dhul somali xabashi ma siin karo mida xigta anaga jabuuti Waxa No daran in anay xabahsis anay marnaba bad helin sababto dhaqaalo jabuuti ba ku xidhan. Hassan na wuxu la baryaya hobyo ama kismayo ama merka ayu la baryay marka maxaad so kordhisay lughaya iska daa oo hobyo kalay labbaduba manay somali lahayn Maxa u dhexeya caqliga Hasan ma fahmin AniguSomaliman wrote: ↑10 Aug 2024, 10:20Zack wrote: ↑10 Aug 2024, 09:36Anigu waxan u arka in xassan sheikh wax u isagu leeyahay ama ha u taliyyo inu ka gorgortamayo. Anaga xagayaga muhiimada Waxa weye in anay iitobiya sinaba bad u helin xassan se isaga wuxu ku mashquulsanyahay iitoobiya aqoonsanaysa somaliland iyo dhul badeedkeedka. wa run muhim inu ilaaliyo dhulkisa somalia oo ay somaliland ku jirto laakin bad baan meel kale ka siinaya itoobiya taasa qalad maxad so kordhisay maxay odhan jiren kud u guur qanjo u guur. anagu waxanu rabna itoobiya marnaba bad helin somalia dhulkeeda ilaashato tirahdo dhulkan anaga iska leh waxbana nugu ma lihid bad ganacsi waad heli laakin bad aad degtid oo aad yeelatid wa xaaraan gundigu wadahaddalka wa inay sida noqoto. faisal rooble wa nin aqoonyahan ah waan tageereya.
haday ka fursan weyso oo ay itoobiya bad la siiyo oo ay degto walahi kun jeer waxa ka fiican inu somaliland iska fasaxo sababto ah marka wax leverage ma haystan oo ay bad ay ku doona at leasr not from somalida. somalia wa inay wadahadalka ka hadasho xaga sharciga dhulka anaga leh wax ganacsi wa oke heshis tarrifs walaga hadli kada laakin bad ciidamo la
so dedjiyo iyo bad ay yeeshan waligeed aqbal maha.
dr Zackovich
Waa run Xasan xoolo wuxuu u gorgortamayaa sidii uu isagu waddanka iska leeyahay, isagoo isku halaynaya wasakhda calooshood u shaqyestayaasha ah ee baarlamaan ku sheegga ka buuxa. Ta kale, in dhul badeed la siiyo itoobiya iyo in la fasaxo Somaliland, waan kugu raacsanahay waxaa la qaatay tan dambe.
Anigu ma garan karo si uu Xasan Tuug bad ku siin karo itoobiya, oo soomaalidaba iska daa, Ismaaciil C. geelle oo ay Xasan isku wanaagsan yihiin uma [deleted].
Xasan Xoolo, sow isagii farta xun taagtaagayay ee lahaa ha inch siin mayno Itoobiaya!
Run haddaab rabtid, Soomaali cadowgeeda waa Soomaali.
tarik wrote: ↑10 Aug 2024, 10:45As an Eritrean who loves Somalia, i fell like turkey today is a secret terrorist-israhell agent and i fell like it's secretly helping galla-bantu ethioipia. My Somali brothers must be very careful, because turkey today is not ottoman empire of yesterday.Somaliman wrote: ↑09 Aug 2024, 21:47A second round of talks was previously scheduled for early next month, but Turkish sources say that Fidan received a positive reception from Ethiopian officials.
https://www.hiiraan.com/news4/2024/Aug/ ... pdateFront
Zack wrote: ↑10 Aug 2024, 15:10Exactly Anigu waxan la yaabanahay hassan guurguurte umamaba dhaqmayo in sidi madaxweyne dal xor wax laga wadda hadli kara ba majirto nin ku leh qeyb dhulkaaga isi Hadi kale gobol baan ka xaajoonaya. Xabashidu waxay rabaan oo kaliya inay heshiiskooda mou xalaalaystan hassan wa inu ka adkeysto dhulkan somali ba leh hadaad bad rabtan ganacsi tafadal Hadi kale. Hit the road marka wa eegi waxay samaaynayan muhiimadu Waxa weye hi inay somalidu dhulkooda ilaashadan si siman kooxda hargeisa hala hadlo samatabixin oo maxaad doonaysan xabashida xidha waxad rabtan anaga idiin siinaynan haday noqoto more autonomy heshis rasmi ah wax walba si siman lo qeybsado . Turki dhul somali xabashi ma siin karo mida xigta anaga jabuuti Waxa No daran in anay xabahsis anay marnaba bad helin sababto dhaqaalo jabuuti ba ku xidhan. Hassan na wuxu la baryaya hobyo ama kismayo ama merka ayu la baryay marka maxaad so kordhisay lughaya iska daa oo hobyo kalay labbaduba manay somali lahayn Maxa u dhexeya caqliga Hasan ma fahmin AniguSomaliman wrote: ↑10 Aug 2024, 10:20Zack wrote: ↑10 Aug 2024, 09:36Anigu waxan u arka in xassan sheikh wax u isagu leeyahay ama ha u taliyyo inu ka gorgortamayo. Anaga xagayaga muhiimada Waxa weye in anay iitobiya sinaba bad u helin xassan se isaga wuxu ku mashquulsanyahay iitoobiya aqoonsanaysa somaliland iyo dhul badeedkeedka. wa run muhim inu ilaaliyo dhulkisa somalia oo ay somaliland ku jirto laakin bad baan meel kale ka siinaya itoobiya taasa qalad maxad so kordhisay maxay odhan jiren kud u guur qanjo u guur. anagu waxanu rabna itoobiya marnaba bad helin somalia dhulkeeda ilaashato tirahdo dhulkan anaga iska leh waxbana nugu ma lihid bad ganacsi waad heli laakin bad aad degtid oo aad yeelatid wa xaaraan gundigu wadahaddalka wa inay sida noqoto. faisal rooble wa nin aqoonyahan ah waan tageereya.
haday ka fursan weyso oo ay itoobiya bad la siiyo oo ay degto walahi kun jeer waxa ka fiican inu somaliland iska fasaxo sababto ah marka wax leverage ma haystan oo ay bad ay ku doona at leasr not from somalida. somalia wa inay wadahadalka ka hadasho xaga sharciga dhulka anaga leh wax ganacsi wa oke heshis tarrifs walaga hadli kada laakin bad ciidamo la
so dedjiyo iyo bad ay yeeshan waligeed aqbal maha.
dr Zackovich
Waa run Xasan xoolo wuxuu u gorgortamayaa sidii uu isagu waddanka iska leeyahay, isagoo isku halaynaya wasakhda calooshood u shaqyestayaasha ah ee baarlamaan ku sheegga ka buuxa. Ta kale, in dhul badeed la siiyo itoobiya iyo in la fasaxo Somaliland, waan kugu raacsanahay waxaa la qaatay tan dambe.
Anigu ma garan karo si uu Xasan Tuug bad ku siin karo itoobiya, oo soomaalidaba iska daa, Ismaaciil C. geelle oo ay Xasan isku wanaagsan yihiin uma [deleted].
Xasan Xoolo, sow isagii farta xun taagtaagayay ee lahaa ha inch siin mayno Itoobiaya!
Run haddaab rabtid, Soomaali cadowgeeda waa Soomaali.
Dr Zackovich
Horus wrote: ↑10 Aug 2024, 15:56አቅሟን የማታውቅ ያፍሪቃ ቀንድ ንኡስ ከበርቴ የራሷን ቂጥ መሸፈኛ ጨርቅ የላት ኢ አር ላይ ታላቋን ኢትዮጵያ 15ኛው ሴንቸሪ የኦቶማን ኢምፓየርን የተዋጋች፣ 18ኛው ሴንቸሪ ያውሮፓ ቅኝ ግዛት የተዋጋች ዛሬ 2ትና 3 ሚሊዮን ተሰዳጅ ሕዝብ ይዘው ኢትዮጵያን ሲሰድቡ የሚውሉ ፋንዲያዎች ገና ብዙ ወደ ሪያሊቲ እንድትጠጉ እናደርጋለን ።
ቱርክ ላይ ወጣች ታች ወረደች የኢትዮጵያ ጠላት ሆና እንኳን አፍሪካ ያፍሪካ ቀንድ ውስጥ መነገድ አትችልም ። የዛሬ 3 ሳምንት ቀጠሮ ለመስክረም ይዛ ነበር ። ማለትም ኢትዮጵያ በዶላር እጥረት ስትወድቅ የሱማሊላንድን ፕላንት ለመቆጣጠር!!! ኢትዮጵያ የሚሊዮኖች ብድር በገኘች ማግስት ሱማሌ ውስጥ ማቃጠሯን አፋጠነችው!
መሬት ላይ ያለው ሃቅ ግ ንብ ሌላ ሌላ ነው! ሱማሌላንድ አገር ትሆናለች! ፑንትላንድ ትከተላለች! ኢሚሬትና ቱርክ ሲፎካከሩ ገና እንግሊዝ፣ አሜሪካ ፣ ሩሲያና ቻይና የመጣሉ!!! ኢትዮጵያ ገና ገና ስንትና ስንት እድል አላት!
YOU FAIL TO APPRECIATE THE GRAVITAS OF MOTHER ETHIOPIA AT YOUR OWN PERIL!!!
Somaliman wrote: ↑10 Aug 2024, 16:27Somaliman,Horus wrote: ↑10 Aug 2024, 15:56አቅሟን የማታውቅ ያፍሪቃ ቀንድ ንኡስ ከበርቴ የራሷን ቂጥ መሸፈኛ ጨርቅ የላት ኢ አር ላይ ታላቋን ኢትዮጵያ 15ኛው ሴንቸሪ የኦቶማን ኢምፓየርን የተዋጋች፣ 18ኛው ሴንቸሪ ያውሮፓ ቅኝ ግዛት የተዋጋች ዛሬ 2ትና 3 ሚሊዮን ተሰዳጅ ሕዝብ ይዘው ኢትዮጵያን ሲሰድቡ የሚውሉ ፋንዲያዎች ገና ብዙ ወደ ሪያሊቲ እንድትጠጉ እናደርጋለን ።
ቱርክ ላይ ወጣች ታች ወረደች የኢትዮጵያ ጠላት ሆና እንኳን አፍሪካ ያፍሪካ ቀንድ ውስጥ መነገድ አትችልም ። የዛሬ 3 ሳምንት ቀጠሮ ለመስክረም ይዛ ነበር ። ማለትም ኢትዮጵያ በዶላር እጥረት ስትወድቅ የሱማሊላንድን ፕላንት ለመቆጣጠር!!! ኢትዮጵያ የሚሊዮኖች ብድር በገኘች ማግስት ሱማሌ ውስጥ ማቃጠሯን አፋጠነችው!
መሬት ላይ ያለው ሃቅ ግ ንብ ሌላ ሌላ ነው! ሱማሌላንድ አገር ትሆናለች! ፑንትላንድ ትከተላለች! ኢሚሬትና ቱርክ ሲፎካከሩ ገና እንግሊዝ፣ አሜሪካ ፣ ሩሲያና ቻይና የመጣሉ!!! ኢትዮጵያ ገና ገና ስንትና ስንት እድል አላት!
YOU FAIL TO APPRECIATE THE GRAVITAS OF MOTHER ETHIOPIA AT YOUR OWN PERIL!!!
I know your position. I don't write for you. I write for those Eritreans and Ethiopians who are living in denial. As for you, there is nothing to argue with you. You need to speak with Somalilanders! Remember, if UK recognizes SLR tomorrow, Ethiopia can legally execute the MOU the next day. I keep telling you that MOU and SLR recognition are separate things. If tomorrow, Hassan Sheik gives us a port it does not mean it cancels the MOU. It simply means that another country will recognize SLR and we execute our deal with SLR after that. So your basic error is that instead of solving SLR demand you are wasting time with Ethiopia. SLR recognition can be delayed but can not be stopped. Ethiopian Navy can be delayed but can't be stopped. Somalia is splitting into 5 parts because of its internal dynamics, not Ethiopia. Then any Somalian state has its own right to collaborate with Ethiopia. You can't stop history.
Boy,
If you want me to understand your sh'it, write it in a language that I understand. I don't fuc'king speak Amharic or any other fuc'king Ethiopian language.
Horus wrote: ↑10 Aug 2024, 16:40Somaliman wrote: ↑10 Aug 2024, 16:27Somaliman,Horus wrote: ↑10 Aug 2024, 15:56አቅሟን የማታውቅ ያፍሪቃ ቀንድ ንኡስ ከበርቴ የራሷን ቂጥ መሸፈኛ ጨርቅ የላት ኢ አር ላይ ታላቋን ኢትዮጵያ 15ኛው ሴንቸሪ የኦቶማን ኢምፓየርን የተዋጋች፣ 18ኛው ሴንቸሪ ያውሮፓ ቅኝ ግዛት የተዋጋች ዛሬ 2ትና 3 ሚሊዮን ተሰዳጅ ሕዝብ ይዘው ኢትዮጵያን ሲሰድቡ የሚውሉ ፋንዲያዎች ገና ብዙ ወደ ሪያሊቲ እንድትጠጉ እናደርጋለን ።
ቱርክ ላይ ወጣች ታች ወረደች የኢትዮጵያ ጠላት ሆና እንኳን አፍሪካ ያፍሪካ ቀንድ ውስጥ መነገድ አትችልም ። የዛሬ 3 ሳምንት ቀጠሮ ለመስክረም ይዛ ነበር ። ማለትም ኢትዮጵያ በዶላር እጥረት ስትወድቅ የሱማሊላንድን ፕላንት ለመቆጣጠር!!! ኢትዮጵያ የሚሊዮኖች ብድር በገኘች ማግስት ሱማሌ ውስጥ ማቃጠሯን አፋጠነችው!
መሬት ላይ ያለው ሃቅ ግ ንብ ሌላ ሌላ ነው! ሱማሌላንድ አገር ትሆናለች! ፑንትላንድ ትከተላለች! ኢሚሬትና ቱርክ ሲፎካከሩ ገና እንግሊዝ፣ አሜሪካ ፣ ሩሲያና ቻይና የመጣሉ!!! ኢትዮጵያ ገና ገና ስንትና ስንት እድል አላት!
YOU FAIL TO APPRECIATE THE GRAVITAS OF MOTHER ETHIOPIA AT YOUR OWN PERIL!!!
I know your position. I don't write for you. I write for those Eritreans and Ethiopians who are living in denial. As for you, there is nothing to argue with you. You need to speak with Somalilanders! Remember, if UK recognizes SLR tomorrow, Ethiopia can legally execute the MOU the next day. I keep telling you that MOU and SLR recognition are separate things. If tomorrow, Hassan Sheik gives us a port it does not mean it cancels the MOU. It simply means that another country will recognize SLR and we execute our deal with SLR after that. So your basic error is that instead of solving SLR demand you are wasting time with Ethiopia. SLR recognition can be delayed but can not be stopped. Ethiopian Navy can be delayed but can't be stopped. Somalia is splitting into 5 parts because of its internal dynamics, not Ethiopia. Then any Somalian state has its own right to collaborate with Ethiopia. You can't stop history.
Boy,
If you want me to understand your sh'it, write it in a language that I understand. I don't fuc'king speak Amharic or any other fuc'king Ethiopian language.
If tomorrow!if UK recognizes SLR tomorrow, Ethiopia can legally execute the MOU the next day.
Zack wrote: ↑10 Aug 2024, 18:15First of all Ethiopia isn’t going ahead with the mou that is for sure as long as it entertaining talks with the government in Somalia in turkey that means Somalia diplomatic efforts have worked . And they are scared to death to go ahead with the deal all Ethiopia is now doing is find a way to save face for it efforts as for the separatists in hargeisa bad for them the tried to bank in the Ethiopia galla boy but he can’t go through with the deal remember the lease of A potential port in Somaliland in exchange for recognition it seems what for Ethiopia was hard to swallow was to recognise Somaliland they didn’t had the means didn’t know what effects it would have . Hence they now want a way out. Alll now we want is for the Somali government to remain firm and tell Ethiopia they can’t have access via Somalia or via Somaliland because both are legally Somali republic territories .
Britain isnt going to recognise somaliland Britain always said it is up for the Somalis to decide how they going to determine their future the world doesn’t like unilateral secessions nobody entertains this if the uk was to recognise Somaliland they would have done this decades ago they have no interest to do so so no port or naval base for Ethiopia and no recognition for somaliland from Britian and certainly not from Ethiopia it’s been seven months Now we know the jig is up now let’s wait what horus and his paki friend in Addis Ababa bring forward now to entertain themselves .
Dr Zackovich
you are responding to your own wishes. Remember, Ethiopia never said officially that they will recognize SLR but both Ethiopia and Somaliland are already doing everything as two independent counties. Ethiopia's vagueness is the raw meat they are throwing to AU. US, Turky ,EU etc. You can wish anything all you want. In January you made a joke on the very idea of Ethiopia seeking a maritime status and now Ethiopia's demand is all but an accepted fact and we are debating how we must do it.
in fact Turkey is playing on Hassan Sheiks stupidity. Turkey is about money, period. Turkey has billions of dollars interest in Ethiopia which she will lose if she opposes Ethiopia. So they are frantically trying this and that. Ethiopia did not ask to deal with Hassan Sheik. Eritreans are trying to sell their 10,000 army in Somalia protection deal Hassan- it is all about money. Hassan Sheik is an idiot who doesn't know what to do!!! Only Somaliland and Ethiopia have genuine national interest they will fight for. Everybody else is there to use Hassan Sheik. Here is the real beauty !!! Turkey has a plan where Ethiopia gets Somaliland ports without recognizing SLR!! that is the must stupidiest idea possible. My gut feeling is Ethiopia will not betray SLR at all. Both will play delaying tactics until a new diplomatic opportunity arises such as election of Odinga as AU Chairman (he is fierce supporter of SLR. In other words, AU could give the green light to Ethiopia/SLR to move. So no problem! SLR has lived without recognition for 30 years and Ethiopia without sea port. We can wait another 6 month. The frantic urgency of Turkey tells me something big is in the making.