Ethiopian News, Current Affairs and Opinion Forum
-
Somaliman
- Member+
- Posts: 7167
- Joined: 09 Nov 2007, 20:12
- Location: Heaven
Post
by Somaliman » 16 Jan 2024, 08:53
Djibouti has taken taken a number of measures against the so-called president of the breakaway region of the northern Somalia, aka Somaliland.
As the so-called president is originally from Djibouti, Djibouti government has this morning cancelled his Djiboutian passport.
It has also closed Somaliland's so-called consulate in Djibouti and also expelled its consular.
Djibouti has also frozen the personal accounts of the so-called president of the mindless separatist administration.
And a few other measures.

-
Zack
- Senior Member
- Posts: 17253
- Joined: 17 Feb 2013, 08:24
Post
by Zack » 16 Jan 2024, 08:58
well that is good, the consulor was send home yesterday these are good step foward made indeed
Dr Zackovich
-
tarik
- Senior Member+
- Posts: 37131
- Joined: 26 Feb 2016, 13:04
Post
by tarik » 16 Jan 2024, 10:03
Somaliman wrote: ↑16 Jan 2024, 08:53
Djibouti has taken taken a number of measures against the so-called president of the breakaway region of the northern Somalia, aka Somaliland.
As the so-called president is originally from Djibouti, Djibouti government has this morning cancelled his Djiboutian passport.
It has also closed Somaliland's so-called consulate in Djibouti and also expelled its consular.
Djibouti has also frozen the personal accounts of the so-called president of the mindless separatist administration.
And a few other measures.
Good job Djibouti

-
Somaliman
- Member+
- Posts: 7167
- Joined: 09 Nov 2007, 20:12
- Location: Heaven
Post
by Somaliman » 16 Jan 2024, 10:50
Zack,
Try to listen to this lawyer, who's from the mindless enclave, and you'll understand that the famous MoU was dead on arrival and is doomed to fail without any doubt.
-
Zack
- Senior Member
- Posts: 17253
- Joined: 17 Feb 2013, 08:24
Post
by Zack » 16 Jan 2024, 10:55
He is right its not clear what is stipulated on the so called mou hanti caaam ah ka faiideysida noqdo xeerkaasi jirin.. Administrative laws
he is right on the money
dr zackovich
-
Somaliman
- Member+
- Posts: 7167
- Joined: 09 Nov 2007, 20:12
- Location: Heaven
Post
by Somaliman » 16 Jan 2024, 11:07
Zack wrote: ↑16 Jan 2024, 10:55
He is right its not clear what is stipulated on the so called mou hanti caaam ah ka faiideysida noqdo xeerkaasi jirin.. Administrative laws
he is right on the money
dr zackovich
Xasan Qoslaaye, oo beryahan dambe loo bixiyey, Xasan Jimcaale, maadaama uu beryahan dambe bartey inuu ku dhuunto masjidka oo uu jimcaha ka nacnacleeyo isagoo og inaan cidna su'aal ku dhex weydiineyn masjidka, waxba ma dhaamo, oo hantida caamka ah ama dadweynaha/qaranka wuxuu ugu takri falaa siduu isagu leeyahay. Wallee Soomaali wax weyn baa ka khaldan.
-
Zack
- Senior Member
- Posts: 17253
- Joined: 17 Feb 2013, 08:24
Post
by Zack » 16 Jan 2024, 11:16
Heshhsiyada maquuninta forcefull treaties he is right he calls it he is right on the money really on this
he is a smart lad he sees the clear dangers of this mou
hassan wa miskiin ama wu isk miiskiiniya laakin maha nin wadanka jecel , hada wuxu wadda wa juss qiiq isku qarin
oo is leeyahay somalidu haku wada tageeraan
isaga waxa looga bahanyahay
qatka xabashida jooji
diyaarada itoobiya arlines hawada ka xidh
safiirka xabashida , hala buriyo
thats it inta hadu xassan samyo
wa sax
xabashida atmis haka saaro koley wa process dheer taasi laakin wa samayn kara oo au bu u diir kara fariin in iitoobiya laga saar atmis
ta haba dambesyo laakin qodobada kale oo dhan hadu sameyo culays bu saari kara xabashida
Dr Zackovich
-
Somaliman
- Member+
- Posts: 7167
- Joined: 09 Nov 2007, 20:12
- Location: Heaven
Post
by Somaliman » 16 Jan 2024, 16:40
Zack wrote: ↑16 Jan 2024, 11:16

Xasan bilaa macna looguma bixin "Xasan Xoolo". Inuu waddankaa bililiqeysto ma ahee wax kaloo uu yaqaan ma jirto. Miskiin ma ahee wuu ismiskiiniyaa.
Waa khaa'in aan Ilaah ka baqeyn.
Ciidanka Itoobiya intooda badan hal maalin ayaa looga saari karaa waddanka. Waxaadan la socon in ciidanka Itoobiya oo idil aanay ka tirsanayn ATMIS. Intooda badan kama tirsana ATMIS oo way ka horreeyeen. Markaa kuwaasoo idil hal maalin waa lagu saari karaa.
Runta haddaad rabtid, Xasan waa laba wajiile kan ugu weyn. Ha dhageysan nacnacdiisa iyo fartan bugta ah ee uu taataagayo ee uu is leeyahay dadku daacad ha ku moodo. Isaga waxaa ka daran, calooshood u shaqeystayaasha baarlamanka ka buuxa ee aan damiir iyo dadnimo toona lahayn.
-
Horus
- Senior Member+
- Posts: 42555
- Joined: 19 Oct 2013, 19:34
-
Zack
- Senior Member
- Posts: 17253
- Joined: 17 Feb 2013, 08:24
Post
by Zack » 16 Jan 2024, 19:42
Somaliman wrote: ↑16 Jan 2024, 16:40
Zack wrote: ↑16 Jan 2024, 11:16
Heshhsiyada maquuninta forcefull treaties he is right he calls it he is right on the money really on this
he is a smart lad he sees the clear dangers of this mou
hassan wa miskiin ama wu isk miiskiiniya laakin maha nin wadanka jecel , hada wuxu wadda wa juss qiiq isku qarin
oo is leeyahay somalidu haku wada tageeraan
isaga waxa looga bahanyahay
qatka xabashida jooji
diyaarada itoobiya arlines hawada ka xidh
safiirka xabashida , hala buriyo
thats it inta hadu xassan samyo
wa sax
xabashida atmis haka saaro koley wa process dheer taasi laakin wa samayn kara oo au bu u diir kara fariin in iitoobiya laga saar atmis
ta haba dambesyo laakin qodobada kale oo dhan hadu sameyo culays bu saari kara xabashida
Dr Zackovich
Xasan bilaa macna looguma bixin "Xasan Xoolo". Inuu waddankaa bililiqeysto ma ahee wax kaloo uu yaqaan ma jirto. Miskiin ma ahee wuu ismiskiiniyaa.
Waa khaa'in aan Ilaah ka baqeyn.
Ciidanka Itoobiya intooda badan hal maalin ayaa looga saari karaa waddanka. Waxaadan la socon in ciidanka Itoobiya oo idil aanay ka tirsanayn ATMIS. Intooda badan kama tirsana ATMIS oo way ka horreeyeen. Markaa kuwaasoo idil hal maalin waa lagu saari karaa.
Runta haddaad rabtid, Xasan waa laba wajiile kan ugu weyn. Ha dhageysan nacnacdiisa iyo fartan bugta ah ee uu taataagayo ee uu is leeyahay dadku daacad ha ku moodo. Isaga waxaa ka daran, calooshood u shaqeystayaasha baarlamanka ka buuxa ee aan damiir iyo dadnimo toona lahayn.
ila hada xassan sheikh mu magacaabin wasiir arima dibadeed inkasto ay shaqada tahay hamsa marxuum ila hada inantiisa aya ah wasiirka arimahad dibada wasiirka difaaca na meel ku sheeg adigu turkigu iska jooga
wa runta wabay ii dhaaftay xabashidu kama mid ah atmis marka wabay fududaanaysa sida loooga saaro
xabashida sii yaro dadban ba culays loo saari kara qatkooda joooga diyaaradoooda na jooji
askartoodana bixi markay taasi dhacdo. wax walba way fuudanaysa waxa ku khasbaysa inu abiye ahmed heshiiska somaliland iyo sheeko baddan ka baxo sababto ah lacag fara badan bu ku qaata askara joogta somalia, oromadisa ku kacaysa qatka marka la joojiya xita. xassanku mid maha anigu waan tageerey bilowgi laakin hada i dont know halku wax u wadd run ahaanti
dr zackovich
-
Somaliman
- Member+
- Posts: 7167
- Joined: 09 Nov 2007, 20:12
- Location: Heaven
Post
by Somaliman » 16 Jan 2024, 21:05
Xabashida, qaarna way ka tirsan yihiin ATMIS, kuwa kaloo badanna kama tirsana ATMIS.
Xasan, sidaad u taageertay ayaa qof walba, oo aan aniga ka mid ahay, u taageersanaa. Markii la doortay oo aan khudbaddiisii koowaad dhageystay, waxaanban is iri kan Ilaah baa dadkaan dhiban u soo diray, maantana araggiisaa i dhibaya iska daa wax kale. Walaalkiisaan mudda dheer asxaab ahayn.
Qoslaaye waa lagu khasaaray.
Dhageyso ninkan runta taataabanaya.
https://www.facebook.com/share/v/uDVapazTmn4LY1Cf/