Ethiopian News, Current Affairs and Opinion Forum
Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

It's Just The Beginning

Post by Somaliman » 07 Jan 2024, 15:20

Somaliland' Defence Minister has resigned in protest of Somaliland's deal with the Ethiopian childish clown.

Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland oo ku dhawaaqay in uu isku casilay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland awgii.



Axad, January, 7, 2024 (HOL) - Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay jagadii wasiirnimo kadib markii uu ka hor yimid heshiiska Somaliland iyo Itoobiya.

Wasiirka oo waraysi gaar ah siiyay Horyaal TV ayaa yidhi "Waxaan isku casilay in madaxweynuhu uu 20 kilomitir oo badeena ah uu siinayo Xabashida aniguna ra'yi ahaantayda waan kasoo horjeedaa, madaama oo dhul horena inagaga maqnaa Xabashida, cadawga kowaad ee Soomaaliduna in ay Itoobiyaan tahay mid yar iyo mid wayniba wuu ogyahay".

Waxa uu sheegay in madaxweynaha ay maanta kulmeen, isla markaana uu u sheegay in aanu aaminsanayn in ay haboontahay in ciidan Itoobiyaan ahi dhulka Somaliland yimaado, taasi oo ay madaxweynaha isku fikir ka noqon waayen, sidaana uu isku casilay.

Waxa uu sheegay in dhulka Lughaya ee la sheegay in saldhiga Itoobiya laga dhisayo ay dagto beeshiisu deegaan ahaan, isaguna uu deegaankiisa kala fikiryahay amaanshaha Itoobiya, ee bada Somaliland, taasna ay madaxweynaha isku diideen.

Wasiirku waxa kale oo uu shaki galiyay kirada badda isaga oo sheegay in Abiye Axmed uu doonayo bad uu qaato lakiin aanu doonayn bad uu kiraysto, oo uu lahaado, sida uu xusay.

Heshiiska ayaa gudaha Somaliland ka kiciyay mudaharaado qaarna lagu taageerayo qaarna lagaga soo horjeedo, iyada oo dadka qaarna ay taageersanyihiin dadka qaarna ay ka muujinayaan shaki.

Dhinaca kale dowlada Soomaaliya ayaa si wayn u diiday heshiiska labada dhinac, iyada oo ku tilmaantay madaxbannanidii Soomaaliya oo lagu xadgudbay.

Zack
Senior Member
Posts: 17253
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: It's Just The Beginning

Post by Zack » 07 Jan 2024, 18:10

Yes thats what we do , he is issa the defense minsiter of Somaliland this is a bold statement well done


Dr Zackovich

Sadacha Macca
Senior Member
Posts: 12808
Joined: 22 Feb 2014, 16:46

Re: It's Just The Beginning

Post by Sadacha Macca » 07 Jan 2024, 18:15



:mrgreen: :mrgreen: :lol: :lol:

Sholla Addis
Member
Posts: 229
Joined: 12 Dec 2013, 02:02

Re: It's Just The Beginning

Post by Sholla Addis » 07 Jan 2024, 18:22

.
.
.
.
In my perspective, President Omer Goulleh instructed him to quit as Djabouti's interest is in peril with the fraudulent MOU agreements. Never the less, he protected his reputation by exiting the sinking boat. By leaving from his post, he displayed his dedication to ethics and preserving Djibouti's best interests. it eventually enabled him to repair his image.

Post Reply