Ethiopian News, Current Affairs and Opinion Forum
DefendTheTruth
Senior Member
Posts: 13206
Joined: 08 Mar 2014, 16:32

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by DefendTheTruth » 05 Jan 2024, 16:40

Fiyameta wrote:
04 Jan 2024, 19:25
Abiy should have been included on the poll to get zero votes. :P :P
"ጨቅላዉ" ጉድ አረገዉ እኮ፣ ኢሱን። ምን ጊዜም አያገግምም፣ ኢሱ ዘ መርዙ።

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 05 Jan 2024, 17:46

War baan kuu hayaa, marka laga reebo carada maanta i haysa.

Islaantii Adna, ee uu Cigaak ka dhintey, ee meelahaa ka nacnacleysa, ayaa maanta hadashay, oo waliba maanta si asluubi ku jirto u hadashay, oo walibana xaqiiqda ka hadadashoo aan iska yeelyeelayn. Ileyn markey iska yeelyeelayaan, waa iyaga yiraahda, anagu waxaynu nahay wadan gooni oo shuqulba isku ma lihin Koonfur, wxaynu rabnana innagaa go'aan-keeda leh.

Waxay qayb ka ahayd kooxdii Biixi u raacday Jabuuti.

Waxay tiri, Somaliland waxay hoos timaaddaa Somaliya, oo wax aanay Soomaaliya iyo dowladda federaalku aqbalin maba sameyn karno mana shaqeynayaan. Taasi waynu wada ognahay, oo wax cusub ma aha.

Waxay kaloo tiri, oo nuxurka ah, "waxaa saxiixay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ee Xasan Sh. Maxamuud, waxaana markhaati ka ahaa Ismaaciil C. Geelle."

Ma aanay xittaa dhihin, ismaaciil wuu ogaa, ee waxay tiri, markhaati ayuu ka ahaa. Waan hubaa inaad fahmeysid markhaati buu ka ahaa inay ka culus tahay wuu ogaa. Halkaa xittaa waxaa ka cad in ay kalsooni ka haysato Geelle, oo aanu hadalkan iska riixi doonin, ama ka xumaan doonin.

Dhagahaygaan ku maqlay, indhahaygana waan ku daawaday idoo intaas sheegaysa. Inta kaloo dhan ma aanan dhageysan, maadaama intani ay ugu muhiimsan tahay.

Waxaa la yiri, "War jiraaba cakaaruu iman." Marka sheekadu way isa soo iftiiminaysaa maalinba maalinka ka dambeeya.

In Geelle arintan lagaga wareystay Jabuuti iyo in kale, war ma u haysaa.

Dark Energy
Member
Posts: 2985
Joined: 24 Feb 2022, 14:08

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Dark Energy » 05 Jan 2024, 17:56

There is a debate whether Isayas is Somali, Ethiopian or Eritrean. :lol: :lol: :lol: Based on his height and demeanor, I say he is Somali. :lol: :lol: :lol: He was buddy buddy with Zia’s Barre. Good old days…. :lol: :lol:

Zack
Senior Member
Posts: 17253
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Zack » 05 Jan 2024, 18:15

Somaliman wrote:
05 Jan 2024, 17:46

If she said that. Oo Haday sida tiri wax kasta way is badaleen then. Both hassan iyo geele wa in cruificion lugu sameya wa khayin wadan labadoodoba hadu hassan sexeexay. Ismaciil na aba markhaati that changes everting

Dr Zackovich

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 05 Jan 2024, 18:58

Zack wrote:
05 Jan 2024, 18:15

Here it's. Listen to it from its current time. I wish we could hear the rest of her talking.

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 05 Jan 2024, 19:15

Dark Energy wrote:
05 Jan 2024, 17:56
There is a debate whether Isayas is Somali, Ethiopian or Eritrean. :lol: :lol: :lol: Based on his height and demeanor, I say he is Somali. :lol: :lol: :lol: He was buddy buddy with Zia’s Barre. Good old days…. :lol: :lol:

Guess what - even when dies, he'll continue to haunt you from his grave, making you languish in an eternal mental purgatory for the rest of your life.

Jikaar
Member
Posts: 456
Joined: 12 Sep 2013, 21:31

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Jikaar » 05 Jan 2024, 19:21

Zack wrote:
04 Jan 2024, 18:51
No President of Djibouti was as shocked as the president of Somalia
Djibouti gains nothing from giving Ethiopia a sea out let i dont know what we could possibly gain from Ethiopians on the shores of the northern Somali peninsula. The land that is being supposedly being leased by Somaliland to Ethiopia. Is the heart land of the Issa land a long strip From Lowya adde . Why would our president do something like that

Dr Zackovich
The CBB brain cells works differently. Their conspiracy theories is often baseless and not logic. Somaliland created some irirism propaganda and our CBB friends fall for it. Any time they see hassan , geelle and muuse in the same room they panick. Even if nothing is going on. The perception they have is that djibouti arms somaliland and backs Hassan sheikh , but there is no evidence for this.

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 05 Jan 2024, 19:23

Cuqaasha Beesha Ciise oo Si Cad Uga soo Horjeesatay Heshiiska Itoobiya Iyo Somaliland.

Jikaar
Member
Posts: 456
Joined: 12 Sep 2013, 21:31

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Jikaar » 05 Jan 2024, 19:44

Somaliman wrote:
05 Jan 2024, 18:58
Zack wrote:
05 Jan 2024, 18:15
Somaliman wrote:
05 Jan 2024, 17:46
War baan kuu hayaa, marka laga reebo carada maanta i haysa.

Islaantii Adna, ee uu Cigaak ka dhintey, ee meelahaa ka nacnacleysa, ayaa maanta hadashay, oo waliba maanta si asluubi ku jirto u hadashay, oo walibana xaqiiqda ka hadadashoo aan iska yeelyeelayn. Ileyn markey iska yeelyeelayaan, waa iyaga yiraahda, anagu waxaynu nahay wadan gooni oo shuqulba isku ma lihin Koonfur, wxaynu rabnana innagaa go'aan-keeda leh.

Waxay qayb ka ahayd kooxdii Biixi u raacday Jabuuti.

Waxay tiri, Somaliland waxay hoos timaaddaa Somaliya, oo wax aanay Soomaaliya iyo dowladda federaalku aqbalin maba sameyn karno mana shaqeynayaan. Taasi waynu wada ognahay, oo wax cusub ma aha.

Waxay kaloo tiri, oo nuxurka ah, "waxaa saxiixay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ee Xasan Sh. Maxamuud, waxaana markhaati ka ahaa Ismaaciil C. Geelle."

Ma aanay xittaa dhihin, ismaaciil wuu ogaa, ee waxay tiri, markhaati ayuu ka ahaa. Waan hubaa inaad fahmeysid markhaati buu ka ahaa inay ka culus tahay wuu ogaa. Halkaa xittaa waxaa ka cad in ay kalsooni ka haysato Geelle, oo aanu hadalkan iska riixi doonin, ama ka xumaan doonin.

Dhagahaygaan ku maqlay, indhahaygana waan ku daawaday idoo intaas sheegaysa. Inta kaloo dhan ma aanan dhageysan, maadaama intani ay ugu muhiimsan tahay.

Waxaa la yiri, "War jiraaba cakaaruu iman." Marka sheekadu way isa soo iftiiminaysaa maalinba maalinka ka dambeeya.

In Geelle arintan lagaga wareystay Jabuuti iyo in kale, war ma u haysaa.

If she said that. Oo Haday sida tiri wax kasta way is badaleen then. Both hassan iyo geele wa in cruificion lugu sameya wa khayin wadan labadoodoba hadu hassan sexeexay. Ismaciil na aba markhaati that changes everting

Dr Zackovich

Here it's. Listen to it from its current time. I wish we could hear the rest of her talking.

Hadaad been sheegayso mid run u eeg sheeg. Edna Waxay Ka waramaysa waa heshiis ka muuse iyo xassan dhex maray kaas bay leedahay geelle markhaati buu Ka ahaa. Waraysiga waxa laga qaaday 31 December. Here is the original clip. Waa maalin kahor intaanu heshiis ka muuse abiye dhicin. Xita sidad hadalkeeda aad u fasiratay waxba kama jiraan , meelna kumay sheegin in xassan sheekh iyo federal kiisu somaliland metelan , she is referring all reer koonfurs oo ay leedahay hassan oo wada metelaya yaga ( the qadaadweyns ) baanu heshiis ka la galnay. I think waxay aragtay Deni oo mudaharaadaya.

Temt
Member+
Posts: 5480
Joined: 04 Jun 2013, 22:23

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Temt » 05 Jan 2024, 19:54

sun wrote:
04 Jan 2024, 21:40
Fiyameta wrote:
04 Jan 2024, 21:20
The widely-used Google Translate software is helping many agame to become instant Somali online. :lol: :lol: :lol: :mrgreen:
You mean people like Mr.Zack and Mr.Somaliman? :P
Yes,
in fact, here is my Somali language with an accent. LOL!

Runtu waxay tahay in madaxda Itoobiya aan marnaba la aamini karin. Waxay la mid yihiin beenaaleyaal kasta oo daacad ah. Way fiicantahay in ay joojiyaan dhalanteedka lahaanshaha guryaha aan kooda ahayn! Taas waxaa loo yaqaan guryaha dhuuqa ee uu leeyahay deriskaaga daacadda ah.
Itoobiya, "isku day, waxaa laga yaabaa inaad jeceshahay!

Zack
Senior Member
Posts: 17253
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Zack » 05 Jan 2024, 20:19

Temt wrote:
05 Jan 2024, 19:54

Almost right there dear lad , waxay la mid yihin beenalayaal kasta oo dacaad ah. this makes no sense its very funny its like Saying thats a true lie. hahaa

but good one u were almost there
Somali grammer is hard to grasp i know

The last sentence also makes no sense
Google translate can never help u with proper Somali or making a proper convo

Dr Zackovich

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 05 Jan 2024, 20:22

Temt wrote:
05 Jan 2024, 19:54
sun wrote:
04 Jan 2024, 21:40
Fiyameta wrote:
04 Jan 2024, 21:20
The widely-used Google Translate software is helping many agame to become instant Somali online. :lol: :lol: :lol: :mrgreen:
You mean people like Mr.Zack and Mr.Somaliman? :P
Yes,
in fact, here is my Somali language with an accent. LOL!

Runtu waxay tahay in madaxda Itoobiya aan marnaba la aamini karin. Waxay la mid yihiin beenaaleyaal kasta oo daacad ah. Way fiicantahay in ay joojiyaan dhalanteedka lahaanshaha guryaha aan kooda ahayn! Taas waxaa loo yaqaan guryaha dhuuqa ee uu leeyahay deriskaaga daacadda ah.
Itoobiya, "isku day, waxaa laga yaabaa inaad jeceshahay!

Temt,

Apart from one single word, your comment in Somali is 100% correct and in an excellent Somali, and this is due to the fact that your proficiency in English is advanced. Otherwise, if someone with a lower English proficiency tries it, Google translate returns a bunch of robotic and incomprehensible phrases and words, and that's why a few who did just as you've done it got it always wrong.

But the funny thing is that when it comes to the other way round, it gets it at least 60 percent wrong, regardless of the level of proficiency in Somali in which the text was written.

Your comment also is so true.

Zack
Senior Member
Posts: 17253
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Zack » 05 Jan 2024, 20:23

Somaliman wrote:
05 Jan 2024, 19:23
Cuqaasha Beesha Ciise oo Si Cad Uga soo Horjeesatay Heshiiska Itoobiya Iyo Somaliland.

Good news Kuddos to them

The Isa people have spoken
Ciise dhulkisa lama qaadaan karo

Dr Zackovich

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 05 Jan 2024, 20:30

Zack,

It seems the comment of Edna in the video that I posted earlier was taken out of context, and she was not referring to the MoU. But still I can't believe neither Xasan nor Ismaciil was aware of it in advance.

sun
Member+
Posts: 9582
Joined: 15 Sep 2013, 16:00

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by sun » 05 Jan 2024, 21:42

Temt wrote:
05 Jan 2024, 19:54
sun wrote:
04 Jan 2024, 21:40
Fiyameta wrote:
04 Jan 2024, 21:20
The widely-used Google Translate software is helping many agame to become instant Somali online. :lol: :lol: :lol: :mrgreen:
You mean people like Mr.Zack and Mr.Somaliman? :P
Yes,
in fact, here is my Somali language with an accent. LOL!

Runtu waxay tahay in madaxda Itoobiya aan marnaba la aamini karin. Waxay la mid yihiin beenaaleyaal kasta oo daacad ah. Way fiicantahay in ay joojiyaan dhalanteedka lahaanshaha guryaha aan kooda ahayn! Taas waxaa loo yaqaan guryaha dhuuqa ee uu leeyahay deriskaaga daacadda ah.
Itoobiya, "isku day, waxaa laga yaabaa inaad jeceshahay!
Oh runtii? :P
jawaabtayda macaan,
Isla waallidii hore ee la yaqiinay ee Soomaali-weyn ku reebtay kala qaybsanaan ba’an oo had iyo jeer ku murmaan arrimo aan jirin. Tortoraa sunqqo qotu!
:lol:

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 05 Jan 2024, 23:44

sun wrote:
05 Jan 2024, 21:42
Temt wrote:
05 Jan 2024, 19:54
sun wrote:
04 Jan 2024, 21:40
Fiyameta wrote:
04 Jan 2024, 21:20
The widely-used Google Translate software is helping many agame to become instant Somali online. :lol: :lol: :lol: :mrgreen:
You mean people like Mr.Zack and Mr.Somaliman? :P
Yes,
in fact, here is my Somali language with an accent. LOL!

Runtu waxay tahay in madaxda Itoobiya aan marnaba la aamini karin. Waxay la mid yihiin beenaaleyaal kasta oo daacad ah. Way fiicantahay in ay joojiyaan dhalanteedka lahaanshaha guryaha aan kooda ahayn! Taas waxaa loo yaqaan guryaha dhuuqa ee uu leeyahay deriskaaga daacadda ah.
Itoobiya, "isku day, waxaa laga yaabaa inaad jeceshahay!
Oh runtii? :P
jawaabtayda macaan,
Isla waallidii hore ee la yaqiinay ee Soomaali-weyn ku reebtay kala qaybsanaan ba’an oo had iyo jeer ku murmaan arrimo aan jirin. Tortoraa sunqqo qotu!
:lol:

Boy,

Not even my family's former Oromo watchman at home back home ages ago spoke like this. And it's not the fault of Google, as in computing, they say, "Garbage in, garbage out".

You've to know that Google does only literal translation and not idiomatic or figurative translations.

For instance, in Somali, it returned "jawaabtayda macaan, which I think you wrote, my sweet answer in English. But we never say, my sweet answer, in Somali.

Post Reply