Ethiopian News, Current Affairs and Opinion Forum
Fiyameta
Senior Member+
Posts: 21612
Joined: 02 Aug 2018, 22:59

SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Fiyameta » 04 Jan 2024, 16:17

2,543 Somalians voted on this online poll created by a Somali activist.

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 04 Jan 2024, 17:56

Trust me, those who voted for Geelle are either from Somaliland or Djibouti. No a single one from the rest of Somalis votes for Geelle.

Many of Somalis even believe Geelle is the broker of this MoU behind the curtain, but time will tell.

Zack
Senior Member
Posts: 17253
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Zack » 04 Jan 2024, 18:51

No President of Djibouti was as shocked as the president of Somalia
Djibouti gains nothing from giving Ethiopia a sea out let i dont know what we could possibly gain from Ethiopians on the shores of the northern Somali peninsula. The land that is being supposedly being leased by Somaliland to Ethiopia. Is the heart land of the Issa land a long strip From Lowya adde . Why would our president do something like that

Dr Zackovich

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 04 Jan 2024, 19:19

Zack wrote:
04 Jan 2024, 18:51

Waxaa hadda isa soo taraya inay afartooduba isla wada ogaayeen, oo uu Xasan tuug saxiixay, Geellana dilaal ka ahaa. Cidna ma oran Geelle wuxuu u daneynayaa Jabuuti. Saddexda Soomaali - Xasan, Biixi, iyo Geellaba waa maafiya calooshood u shaqeystayaal ah. Xasanse wuxuu leeyahay masuuliyadda ugu weyn, ileyn ogolaanshihiisa la'aantiis wax bilaabmi lahaa ma jiri lahayn.

Hadduu run sheegayo, wuxuu eryi lahaa safiirka itoobiya.

Ma kula tahay inuu saakay uu isugu wada yeeray safiirada Xamar joogo oo uu ku soo daray kiii Itoobiya!!!

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 04 Jan 2024, 19:24

Af Soomaali ku soo qor, haddi kale waaba nalagu qoslayaa. Dadkeenii sidaa halkan ugu dagaalamayay waddakooda, hadana isla madaxdoodii sidaa u khiyaamanayaan ee Itoobiya eedaynayaa na la oran.

Fiyameta
Senior Member+
Posts: 21612
Joined: 02 Aug 2018, 22:59

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Fiyameta » 04 Jan 2024, 19:25

Abiy should have been included on the poll to get zero votes. :P :P

Zack
Senior Member
Posts: 17253
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Zack » 04 Jan 2024, 19:37

Somaliman wrote:
04 Jan 2024, 19:24
Af Soomaali ku soo qor, haddi kale waaba nalagu qoslayaa. Dadkeenii sidaa halkan ugu dagaalamayay waddakooda, hadana isla madaxdoodii sidaa u khiyaamanayaan ee Itoobiya eedaynayaa na la oran.
wa run somalidu sidoodbaa social media qalad bay ka fahmeen hada twitter baan eegeyaa waba fadexaad caadi ah
inshalla kheyr way iska hagaagi doonta
itoobiya eed ma leh wa in dhexdeena iska hagaajina , laakin wa runta muqaalka so baxaya ayaa noqonaya mid liita

Dr Zackovich

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 04 Jan 2024, 19:52

Zack wrote:
04 Jan 2024, 19:37
Somaliman wrote:
04 Jan 2024, 19:24
Af Soomaali ku soo qor, haddi kale waaba nalagu qoslayaa. Dadkeenii sidaa halkan ugu dagaalamayay waddakooda, hadana isla madaxdoodii sidaa u khiyaamanayaan ee Itoobiya eedaynayaa na la oran.
wa run somalidu sidoodbaa social media qalad bay ka fahmeen hada twitter baan eegeyaa waba fadexaad caadi ah
inshalla kheyr way iska hagaagi doonta
itoobiya eed ma leh wa in dhexdeena iska hagaajina , laakin wa runta muqaalka so baxaya ayaa noqonaya mid liita

Dr Zackovich

Waaaa runtaa, iyadu eed ma lahan. Bal ka warran, tuugga intuu afka malab kuu soo marsadoo, tusbax intaa kuu soo xirtoo, malaa'ig dadka isaga dhigaya - xasan.

Ha tagin wax baan ku maqashiin.

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 04 Jan 2024, 20:03

Bal dhageyso, haddaad awoodid, meesha ay ku taagan tahay. Waxaad maqli doontaa Biixi oo badda iyo waxa ku saabsan oo idil dafiraya, oo leh, wax ka jiraa maba jiraan, oo suurto galba ma aha inay Itoobiya xuduudka soo dhaafto, oo iyaguba wey og yihiin oo xitaa kamaba hadli karaan, kamana hadlaan, oo way ogyihiin in sidaa a dhigayaan xeerarkii 1960 ee Afrika. Alla maxaa khaa'imiin aan Ilaah iyo ummadooda midna ixtiraam u hayn nagu jiraan.

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 04 Jan 2024, 20:08

Waa ninka ku leh, "barii'i baan ka ahay"!

Zack
Senior Member
Posts: 17253
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Zack » 04 Jan 2024, 20:56

umalayn mayo inu xassan sheekh maxamuud hawshan ku jiray waan dhegeyste hasayeeshe way adagtahay sidu hassan hawshan gali karo, haday xogtu dhab noqoto hassan wa in xilka laga xayuuubiya. Oo wa tuug wana khayinal wadan.
Dadka qaar waxay leeyihin ismaciil basaasintisa way ogaadeen way u sheegen deetana wuxu yidhi muuso ka waantow oo hassan wada hadla ama midooba ama kalataga laakin wada hadla . Dabeetano wala wada hadlay laakin muuuse tiisi bu raacay , oo adiis ababa ba ka degey markiba. Marka walaga yaaba inu hassan marka la oga , horta wax badan ba qarsoon xog badan ba qarsoon , Inshalla weynu heli doona taa inshalla.

dr Zackovich

sun
Member+
Posts: 9582
Joined: 15 Sep 2013, 16:00

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by sun » 04 Jan 2024, 21:19

Fiyameta wrote:
04 Jan 2024, 19:25
Abiy should have been included on the poll to get zero votes. :P :P
The one who gets zero votes or No votes can be some one else nearer to you but the young and democratic vibrant black Lion Dr.Prime Mister can have and will have all the votes just similar to the last election when he won the democratic election in a landslide victory and sent thunderous tremors to the barking cadres never seen never hear anything known as election or victory. :lol: :lol:

Fiyameta
Senior Member+
Posts: 21612
Joined: 02 Aug 2018, 22:59

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Fiyameta » 04 Jan 2024, 21:20

The widely-used Google Translate software is helping many agame to become instant Somali online. :lol: :lol: :lol: :mrgreen:

Last edited by Fiyameta on 05 Jan 2024, 20:42, edited 1 time in total.

sun
Member+
Posts: 9582
Joined: 15 Sep 2013, 16:00

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by sun » 04 Jan 2024, 21:35

Zack wrote:
04 Jan 2024, 18:51
No President of Djibouti was as shocked as the president of Somalia
Djibouti gains nothing from giving Ethiopia a sea out let i dont know what we could possibly gain from Ethiopians on the shores of the northern Somali peninsula. The land that is being supposedly being leased by Somaliland to Ethiopia. Is the heart land of the Issa land a long strip From Lowya adde . Why would our president do something like that

Dr Zackovich
The president of Somalia himself said that he expected these to happen based on his observations as a result of which this event is not a shock for him. You are playing your own trivial game by putting words in to the mouth of others and barking about it day and night. In fact all major and minor powers in the world have a piece of that area since it is a global trading and transportation life line.

For your information Berbera port is partly owned by DP world- an Emirati multinational Logistics Company based in Dubai. The port will provide a reliable alternative to Ethiopian inbound and outbound cargo. :P

The Logistic giants have a global network of 64 countries, in which it runs logistics terminals, marine services, ports, and economic zones in 10 African countries.
:P
Last edited by sun on 04 Jan 2024, 21:43, edited 1 time in total.

sun
Member+
Posts: 9582
Joined: 15 Sep 2013, 16:00

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by sun » 04 Jan 2024, 21:40

Fiyameta wrote:
04 Jan 2024, 21:20
The widely-used Google Translate software is helping many agame to become instant Somali online. :lol: :lol: :lol: :mrgreen:
You mean people like Mr.Zack and Mr.Somaliman? :P

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 04 Jan 2024, 21:45

Zack wrote:
04 Jan 2024, 20:56
umalayn mayo inu xassan sheekh maxamuud hawshan ku jiray waan dhegeyste hasayeeshe way adagtahay sidu hassan hawshan gali karo, haday xogtu dhab noqoto hassan wa in xilka laga xayuuubiya. Oo wa tuug wana khayinal wadan.
Dadka qaar waxay leeyihin ismaciil basaasintisa way ogaadeen way u sheegen deetana wuxu yidhi muuso ka waantow oo hassan wada hadla ama midooba ama kalataga laakin wada hadla . Dabeetano wala wada hadlay laakin muuuse tiisi bu raacay , oo adiis ababa ba ka degey markiba. Marka walaga yaaba inu hassan marka la oga , horta wax badan ba qarsoon xog badan ba qarsoon , Inshalla weynu heli doona taa inshalla.

dr Zackovich

Cajaladdan maha tan sheegaysa inuu xasan ogolaanshaha isagu bixiyey. Waxaa sheegay wasiir Fiqi, iyo la taliyaha Xasan oo labaduba la socday shirkii Jabuuti.

Somaliman
Member+
Posts: 7167
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Somaliman » 04 Jan 2024, 21:49

Geelle isagu eed kuma laha, hadday labadan tuug sidaa ku heshiiyeen.

sun
Member+
Posts: 9582
Joined: 15 Sep 2013, 16:00

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by sun » 04 Jan 2024, 21:51

Fiyameta wrote:
04 Jan 2024, 16:17
2,543 Somalians voted on this online poll created by a Somali activist.
Currently the only genuine brothers to Somalia are Alshabaab dictators and the other self congratulating narcissistic dictators seeking attention instead of folding their shirt sleeves and working hand for positive change. :P

Zack
Senior Member
Posts: 17253
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by Zack » 05 Jan 2024, 16:12

Somaliman wrote:
04 Jan 2024, 21:45
Zack wrote:
04 Jan 2024, 20:56
umalayn mayo inu xassan sheekh maxamuud hawshan ku jiray waan dhegeyste hasayeeshe way adagtahay sidu hassan hawshan gali karo, haday xogtu dhab noqoto hassan wa in xilka laga xayuuubiya. Oo wa tuug wana khayinal wadan.
Dadka qaar waxay leeyihin ismaciil basaasintisa way ogaadeen way u sheegen deetana wuxu yidhi muuso ka waantow oo hassan wada hadla ama midooba ama kalataga laakin wada hadla . Dabeetano wala wada hadlay laakin muuuse tiisi bu raacay , oo adiis ababa ba ka degey markiba. Marka walaga yaaba inu hassan marka la oga , horta wax badan ba qarsoon xog badan ba qarsoon , Inshalla weynu heli doona taa inshalla.

dr Zackovich

Cajaladdan maha tan sheegaysa inuu xasan ogolaanshaha isagu bixiyey. Waxaa sheegay wasiir Fiqi, iyo la taliyaha Xasan oo labaduba la socday shirkii Jabuuti.

Geele isaga naxay. Marku maqlay oo Walahi ah xog badan baan haya. Geele intu muse iyo xassan is hor fadhisiyey ayu yidhi qodoba kuso heshiya. Xassan ba ku dooday midnimada iyo muhiimada Ay leedahay oo muse wa dhegeystey oo dhegeystey sacaad iyo badh bay wadda hadlay een . Dabeetono muuse Wuxu yidhi Soddon sanne baynu kala maqnayn maxaad nugu xaq dhawraysa wuxu yidhi xassan in woqoyi iyo koonfur loo kala qeybsada. Oo aad heshay Sadkina iyo in kabadan hadaad midnimada aqbashaan. Mark dambe la is Mari wayey oo muuse yidhi wa inad gooni isutaagena tageerta. Ayuu hassan yidhi tina tageero berina jubbaland ba tegeysa. Akhirki lantaliya geele arin maha dibada yidhi Hadaydan heshiinayn wadankisana iskaga noqda Laakin hadaad somali rajeededa doonaysa good midooba oo waliba somalia ha ogaalato inay afti ka qaado somaliland arinka go itaanka muuse Marka yidhi wa sax. Shan sanne wadda jooga Intay iyaguna so kabanayaan shanta wadda joooga dastuurka Somalia special status ba somaliland laga siinaya xassan ba marki dambe diiday oo yidhi 12 sanne baan aqbalaya Iyadi halka ay marayso ayu muuse nin la socday yidhi muuse waan ku yara bahanahay marka aas ayay xabashidu so garaceen they were just waiting for the out come sidi ba lugu kala tagay jugti dhacday la isma af garan muse na bam bu tuuray marku Addis ka degey heshiskan cusub eeh baddu so baxay.

Dr Zackovich

DefendTheTruth
Senior Member
Posts: 13206
Joined: 08 Mar 2014, 16:32

Re: SHOCKING BUT NOT SURPRISING! ‧₊˚✩ ₊˚ What the Somali People are Saying About Eritrea... ‧₊˚✩ ₊˚

Post by DefendTheTruth » 05 Jan 2024, 16:35

Fiyameta wrote:
04 Jan 2024, 19:25
Abiy should have been included on the poll to get zero votes. :P :P
Abiy scored somewhere else, here it is only fair if Issu the Merzu get a compensation of fake polls, after he was sent home empty handed on material level.

Post Reply