Filsan Abdi Former Cabinet Minister in Abiy's Government

Kuwa doonaya inay dib u soo nooleeyaan boqortooyadii hore ee dhintay, ee lahaa hal diin, af iyo dhaqan kaliya oo sarreya - waa inay fahmaan nuuradayn doofaar faras kama dhigto. Sida kali ah ay ku si waari karto Itobiya waa haddii ay tahay bulsho dimuqraadi taam leh iyo dhaqamo kala duwan oo kala madaxbannaan.
Please wait, video is loading...