Page 1 of 1

ThIs Is The Second Main Region Of Somaliland That Has Dropped Somaliland Bullsh'it By The Gun

Posted: 10 Sep 2024, 19:11
by Somaliman

Re: ThIs Is The Second Main Region Of Somaliland That Has Dropped Somaliland Bullsh'it By The Gun

Posted: 10 Sep 2024, 20:10
by Zack
Second arent they the first who was the first if they are the second i am a bit lost in here . laascanood is sool if i am correct sool is the first region that left which other region left before that. I need to read more on Somalia affairs.

Dr Zackovich

Re: ThIs Is The Second Main Region Of Somaliland That Has Dropped Somaliland Bullsh'it By The Gun

Posted: 10 Sep 2024, 20:24
by Somaliman
Zack wrote:
10 Sep 2024, 20:10
Second arent they the first who was the first if they are the second i am a bit lost in here . laascanood is sool if i am correct sool is the first region that left which other region left before that. I need to read more on Somalia affairs.

Dr Zackovich

Tan dhageyso, nacnacda Isaaq intaad ka baxdid. Tan baa iiga cabsi badan, oo aan inta badan laga hadal. Bal wax ka dheh. Runtii wax badan baa iiga kordhay, maadaama aanan sidaa ula socon. Waaban dhageysanayaa haddadaa.

Re: ThIs Is The Second Main Region Of Somaliland That Has Dropped Somaliland Bullsh'it By The Gun

Posted: 10 Sep 2024, 20:29
by Zack
let me watch this about Mustafe cagjar it is interesting horta wa runta mustafe cagjar meesha wax badan kuma hayo sababto ah danta somalida ma horeysiinayo wuxu wadda wax aynan hore urag deegaanka itoobiyeeyeenta dhulka somaalida qaab dhaqan qaab la ogaalaanyo inay gaallada mad madow so gallaan dhulka soomaalida. Horta mustaage cagjar waan u han weyna sababto ah ah wa nin wax bartay laakin waxad mooda inay xabashidu ama oromadu wax ku shubteen oo imika waxay iyagu waddan uun bu wadda. daraad waxa soo gaadhay jijiga ninkay xabashidu ugu yeeddahyaan taliyaha qalabka siida iitoobiya waxas oo dhan waxay xabashidu us sameeynayan cabsi ay masaarida ka qabaan iyo heshiiska cusub , iyo inay ina tusasan inay iyagu jigjiga ka taliyaan

Dr Zackocvich

Re: ThIs Is The Second Main Region Of Somaliland That Has Dropped Somaliland Bullsh'it By The Gun

Posted: 10 Sep 2024, 20:48
by Somaliman
Zack wrote:
10 Sep 2024, 20:29

Waa runtaaa, oo waa aniga xittaa bilo ka hor kugu iri Cagjar ma xuma. Balse wuxuu ku soo baxay kaba qaad Galla. La mood. balse noqon weydey. Bal dhageyso.

Re: ThIs Is The Second Main Region Of Somaliland That Has Dropped Somaliland Bullsh'it By The Gun

Posted: 10 Sep 2024, 20:56
by Somaliman
Ilaah baan kugu dhaarshaye ma Soomaalinimaa in Cagjar oo taagaan Orom qurmay uu ku daacdaacsado halgankeennii xornima doonka?

War miyaanu dhiig lahayn?