Ethiopian News, Current Affairs and Opinion Forum
Zack
Senior Member
Posts: 16614
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Breaking news Ethiopian galla troops near the Ethiopian Somaliland border shoot two Somalis the war has began

Post by Zack » 11 Jan 2024, 19:44

The war has began today the galla hordes shot two Somalis near the Somali ethiopian border the fake border how ever. That we dont recognise at all. The war has began today already fasten seat belts boys and girls , Its gonne be a bumpy ride indeed

Dr Zackovich

Somaliman
Member+
Posts: 6897
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Breaking news Ethiopian galla troops near the Ethiopian Somaliland border shoot two Somalis the war has began

Post by Somaliman » 11 Jan 2024, 20:09

Maadaama uu Geelle isugu yeeray shir aan caadi ahyn, uuna koleyba codsaday Xasan, waxay ila tahay in tani ay caddeynayso in labaadooduba aanay heshiiska waxa ba ka ogeyn. Haddii kale maanay codsaden shirkan, ileyn Amxaarku wuu qarxin lahaa labadoodaba, oo uu oran lahaa waa kan waxay igu la heshiiyeen, hadal iyo qoraalba.

Maxay ku la atahay.

tolcha
Member
Posts: 3585
Joined: 27 Feb 2013, 16:51

Re: Breaking news Ethiopian galla troops near the Ethiopian Somaliland border shoot two Somalis the war has began

Post by tolcha » 11 Jan 2024, 20:11

Zack wrote:
11 Jan 2024, 19:44
The war has began today the galla hordes shot two Somalis near the Somali ethiopian border the fake border how ever. That we dont recognise at all. The war has began today already fasten seat belts boys and girls , Its gonne be a bumpy ride indeed

Dr Zackovich
Ante Shirixam , are you still alive. Camel herder has never won a war, keep on dreaming you will get an inch of land, MF!

Zack
Senior Member
Posts: 16614
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Breaking news Ethiopian galla troops near the Ethiopian Somaliland border shoot two Somalis the war has began

Post by Zack » 11 Jan 2024, 20:18

Somaliman wrote:
11 Jan 2024, 20:09
Maadaama uu Geelle isugu yeeray shir aan caadi ahyn, uuna koleyba codsaday Xasan, waxay ila tahay in tani ay caddeynayso in labaadooduba aanay heshiiska waxa ba ka ogeyn. Haddii kale maanay codsaden shirkan, ileyn Amxaarku wuu qarxin lahaa labadoodaba, oo uu oran lahaa waa kan waxay igu la heshiiyeen, hadal iyo qoraalba.

Maxay ku la atahay.
Good point waxan u malayanaya inay wax ka ogayeen laakin anay ogayn war sax ah , marka markay warku so baxay ayey naxeen laakin waxan u malaynaya inay wax ka ogayaan hada waxa weye oo kaliya damage control.
shirka wu fiicanyahay waxa kala cadadanaya cadawga somalia cidu yahay.

dr zackovich

Somaliman
Member+
Posts: 6897
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Breaking news Ethiopian galla troops near the Ethiopian Somaliland border shoot two Somalis the war has began

Post by Somaliman » 11 Jan 2024, 20:29

Zack wrote:
11 Jan 2024, 20:18

Aniga xittaa waxaan runtii aamin sanahay sidaadoo kale inay ugu yaraan wax ka ogaayeen. Maxaa yeelay, qof kale ba daa, balse Muuse kuma dhaco inuu khayaano Geelle oo waxaanu la socodsiin gadaal ka la soo baxo.

Ta kale waa runtaa, waxaa la ka la ogaan kan cadow inoo ah iyo ka kale.

Kan Kenya wali maba aanu hadal, iyadoo xitta Farax Macalin iyo kooxdiisa ay ula tageen inuu taageero. Kenyana waa cadow kale.

Zack
Senior Member
Posts: 16614
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Breaking news Ethiopian galla troops near the Ethiopian Somaliland border shoot two Somalis the war has began

Post by Zack » 11 Jan 2024, 20:34

kiiniya wax ba haka sugin sababto ah dhul baynu isku hayan NFDI la dhaho Dhulkaas inaga la inaga qaaday kikiyadu way inaga cabsadan waxay laahyeen waagi xayle sellasie iyo jomo kenyatta defense pact bay lala hayeen itoobiya somalia la iska kaashaday hadi itoobiya dagaal kula jirto somalia keniya na dagaal bay kula jirta somalia , hadi keniya dagaal kula jirto somalia itoobiyana dagaal bay kula jirta somalia. heshiis noocaas ah ayey lahayeeen waligood ba.

inay wax badan iska badaleen uu malayn mayo. kan kale jareerka museveni isagu aminsanyahay taasa iga suaal ah xidhiidh fiican wa lalaha somalia , isaga maxaynu ka filan karna.

Dr Zackovich

sun
Member+
Posts: 9582
Joined: 15 Sep 2013, 16:00

Re: Breaking news Ethiopian galla troops near the Ethiopian Somaliland border shoot two Somalis the war has began

Post by sun » 11 Jan 2024, 21:39

Zack wrote:
11 Jan 2024, 19:44
The war has began today the galla hordes shot two Somalis near the Somali ethiopian border the fake border how ever. That we dont recognise at all. The war has began today already fasten seat belts boys and girls , Its gonne be a bumpy ride indeed

Dr Zackovich
That is your usual Shisha cafe hallucinated and paranoid routine whist lings session through your dirty red back hole and your stinky vagabond front hole. Please have two strong bananas for free, one for your back hole, the other for your front hole and the rest for tomorrow. After that you will feel relaxed and calm due to the bumpy ride and sniffing pride. Okay? Okay!! :P

Somaliman
Member+
Posts: 6897
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Breaking news Ethiopian galla troops near the Ethiopian Somaliland border shoot two Somalis the war has began

Post by Somaliman » 12 Jan 2024, 07:52

Zack wrote:
11 Jan 2024, 20:34
kiiniya wax ba haka sugin sababto ah dhul baynu isku hayan NFDI la dhaho Dhulkaas inaga la inaga qaaday kikiyadu way inaga cabsadan waxay laahyeen waagi xayle sellasie iyo jomo kenyatta defense pact bay lala hayeen itoobiya somalia la iska kaashaday hadi itoobiya dagaal kula jirto somalia keniya na dagaal bay kula jirta somalia , hadi keniya dagaal kula jirto somalia itoobiyana dagaal bay kula jirta somalia. heshiis noocaas ah ayey lahayeeen waligood ba.

inay wax badan iska badaleen uu malayn mayo. kan kale jareerka museveni isagu aminsanyahay taasa iga suaal ah xidhiidh fiican wa lalaha somalia , isaga maxaynu ka filan karna.

Dr Zackovich

Waan ka laabtay hadalkeygii hore ee ahaa in la kala ogaan doono cadowga iyo saaxiibka Soomaaliya, ee aan kugu raacay.

Ilama aha in shirkaasi uu ka soo baxayo wax dhaafsiisan, "War waxaad tihiin dad walaalo ah oo waliba deris ah ee arinta hoos ha loo dhigo oo wadaxaajood ku dhameysta" iyo blah blah la mid ah.

Beryahan dambe, Kenya iyadaa Soomaaliya uga cadowsan Itoobiya.

Museveni iskuma wanaagsana itoobya. Haddaad xusuusatid, sida aad sidoo kale ka akhrin kartid qoraalka hose, Museveni's son endorsed Tigray forces' attempt to conquer Addis.

https://www.garoweonline.com/en/world/a ... ddis-ababa

Waxa ay nacnacdooda soo kordhinaysaa ma jirto. waad arki doontaa, wax war cad ah oo ka soo baxayaa ma jiro. Ta kale, Afrikaanka kale, xittaaa itoobiyaanka, sideenoo kale toos uma hadlaan, oo warkoodu mar walba wuxuu u dhaxeeyaa Maya iyo Haa. bal adigu meel u raac wax maya iyo haa u dhaxeeya.

Haddey IGAD awood ama xittaa ay saameyn leedahay, Sudan arinteeda ayay xallin laheyd.

Soomaaliya Soomaali baa leh, masiirka dhulkeedana iyadaa leh.

Somaliland rajadeedii iyo dareenkii ay reer galbeedku u hayeenba ciiddaa liqday siday dagaal lagu hoobtay oo ay iyadu bilowday oo xittaa waanwaantii reer galbeedka ay diiday, u gashayba. Ha ka xaaxaabiso.

Post Reply